Runtii, waxa afkeena shiiqiyay kuwo shisheeye, waxaana lumay milgihii Iyo qaayahii murtida Soomaalidu lahayd. Heer ay hal-ku-dhegyadeenii gabaabsi Kuba noqdeen addeegsigii bulshada oo iyagu joogteeyay kuwo qalaad. Dhamaana waxaa la hilmaamay ku-halqabsiga weedhihii Caan baxay Iyo ideyl murtidii duugga ahayd ee dadkeena, taasoo maalinba maalinka xigana ay ereyo qalaad ku soo biirayaan afka-Soomaaliga oo uu SII fasaqmaayo.
Anaguna, arrimahaa είναι biirsaday awgood waxa aanu daneynay, oo uu Isku deygani ka yimid nooleynta mahadhooyinkii suugaameed ee Soomaalida qaarkood si loogu halqabsan Κάρο. Sidaa darteed, kala shaandheyn kadib waxaanu dhiganahan kooban ku uruurinay waaxo ka μέσα αχ suugaantaasi.
Hubaal, murtida suugaan-yahanka Soomaalidu τρόπο Badan tahay, μάνα ku soo koobmi karto hal dhigane Iyo LABA toona, se waxaan rajaynaynaa στην ay qormadan koobani si wanaagsan Ugu addeegi doonto dadkeena, siyaabaha looga faa'iidaysan καρό qormadana waxaa ka μέσα αχ:
- Σε sheekooyinka guud Iyo kuwa gaarka Αχ, ee qaar qoran Iyo kuwo hadal ku-gudbaba Leh Lagu dhex addeegsan Κάρο.
- Σε dhextaal Iyo halqabsi ay hadalka ku qurxistaan u ahaadaan khudbeeyayaasha kala gedisan, Goor Kasta.
- Σε Lagu kaftamo oo dadku ku sheekaysan Κάρο, IWM ...
«Murtidan qaarkood waxa aanu ka soo xiganay mareego dhowr Αχ, oo iyagu keydiya suugaanta, abbaal weynna aanu u hayno dedaalkooda ...»